DAAWO: Wasiirka Warfaafinta Oo Jawaab Mugweyn Ka Bixiyay Hadaladii Masuuliyiinta Somalia Ee Ku Aadana Qaxoontoga Yemen.

(SLT-Berbera) – Wasiirka Warfaafinta Somalilamd, Mud. Cabdillaahi Maxmed Daahir (Cukuse) ayaa jawaab Dhammaystiran ka bixiyay hadalo is dabo joog aha oo Ka soo yeedhaayay Masuuliyiinta dalkaasi Soomaaliya, kuwaas oo ku aadana Qaxootinga Dalka Yemen ka soo qaxay ee soo gaadha dalka Somaliland, Wasiir Cukuse ayaa cadeeyay in Madaxweynaha Somaliland amar ku bixiyay in dadkaas la soo dhaweeyo, isagoo sidoo kalena khaladka joojintii mar soo baxday u xanbaariyay Masuuliyiinta Muqdisho oo iyagu siyaasadeeyay dadkaas qaxoontiga ah, iyagoo sheegtay dhul aanay Xukumin. Wasiirka oo arrimahaas ka hadlaaya Hoos Ka DAAWO.

image

 Halkan Ka Daawo Shirka Jaraa’id Ee Wasiir Cukuse