DAAWO: Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexan Oo Markii Uu Dhammeeyay Dhulkii Danta Guud U Soo Dhigtay Danyartii+Baaq Ay Madaxweynaha U Direen

(SLT-Hargaysa) Wasiirka Hawlaha Guud Cali Xasan Maxamed (Mareexaan) ayaa Markii uu soo dhameeyay iibka dhulkii danta guud, wuxuu u soo dhigtay dhulkii danyarta. Baaq ayay Madaxweynaha u direen. Hoos ka DAAWO .