DAAWO: Wasiirka Gashaandhiga Somaliland Oo Sida Shicibka Uga Jawaabay Su’aal Saxsafaddu Ka Waydiisay Dagaalka Xuduuda Ganbadha

(SLT-Hargaysa) Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland ayaa si shacbiya uga jawaabay su’aal saxaafadu ka waydiisay xaalada Xuduudka Ganbadha. Hoos ka DAAWO.