DAAWO: Wasiirka Ganacsiga Oo Shaaciyay Inay Somaliland Ogolaatay In Qaadka Miirooga La Keeno Dalkeeda

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka wasaaradda ganacsiga Somaliland Cumar Shucayb Maxamed ayaa ka hadlay qaadka Miirooga oo markii u horeysay Hargeysa yimi,waxaana uu ka dhawaajiyay cidda fasaxday in uu qaadkani dalka yimaado.

Somalilandtoday/Hargeysa/Office