Wasiirka Gashaandhiga Somaliland Oo Ka Hadlay Boqorka Ku Soo Wajahan Deegaanka Badhan.

(SLT-Hargeysa) – Wasiirka wasaradda Gaashan dhiga Somaliland Mud.  Axmed Xaaji Cali Cadami oo maanta wabaahinta la hadlay ayaa sheegey inuu ka digaayo Boqor lagu magaacbo Burhaan oo dhawaan ku soo fooleh Gobolka Badhan oo uu sheegay in caleema saarkisii ay ka qaybgaleen saldiin farabadan oo degaanka badhan ka soo jeeda, Daawo:

Somalilandtoday Hargeysa Office

Contact@somalilandtoday.com