DAAWO: “Wasiirka Caafimaadku Gobolkan Togdheer Wuu Hagraday Dalxiis Ayuu Ku Yimiday……..” Xildhibaan Bidhi.

(SLT-Burco)-Xildhibaan Mubaarig Bidhi oo ka tirsan Xildhibaanada gollaha deegaanka ee degmada Burco ayaa wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-toosiye ku dhaliilay in uu hagraday waxka qabashada xannuunka shuban-biyoodka ee gobolka Togdheer

Somalilandtoday/Hargeysa/Office