DAAWO: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Ciidamadda Isku Horfadhiya Degaanka Tukaraq

(SLT-Hargaysa) Wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo shir jaraaid ku qabtay xafiskiisa ayaa ka hadlay dhaq dhaqaaqa ciidan ee ka jira xuduudka Somaliland iyo Soomaaliya. Hoos ka DAAWO.