DAAWO: “Wasiir Cadaani Oohintii Iyo Waxa Uu Ku Darsaday Sharci Jabin, Waxa Uu Noqday Hoggaamiye Kooxeed Xisbiga KULMIYE Uga Shaqeeya Idaacada Iyo Telefishanka Qaranka” Xildhibbaan Xoog

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Cabdiraxmaan Xoog) ayaa eedaymo culus u jeediyay wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa

Somalilandtoday/Hargeysa/Office