DAAWO: Wasiir Cabdillaahi Dheere Oo Naxli Ku Afuufaya Shacabka Gobolka Awdal.

(SLT-Boorama)-Wasiirka wabxarashada Cabdillaahi Dheere ayaa qabyaalad iyo naxli la soo hor istaagay shacabka gobolk Awdal oo uu sheegay inay u kala qaybsan yihiin beelo.