DAAWO: Wasaaradda Maaliyadda Oo Kastam Ka Furatay Magaalada Tukaraq ee Gobolka Sool.

(SLT-Sool)-Wasaaradda maaliyadda Somaliland ayaa sheegtay inay kastam ka samaysanayso goobtii dhawaan ciidamada qaranku la wareegeen ee Tukaraq.