DAAWO: Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Oo Ka Jawaabtay Hadalkii Kasoo Yeedhay Maamul Gobolleedka Puntland.

(SLT-Hargeysa)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa ka jawaabtay hadal dhawaan kasoo yeedhay maamul gobolleedka Puntland, halkan hoose ka DAAWO muuqaalka