DAAWO: Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Eedaymo Uga Yimid Xisbiga KULMIYE

(SLT-Hargeysa)-Wasiir Ku-xigeenka wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee Gobolada iyo Degmooyinka Jaamac Biin ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay xoghayaha guud ee xisbiga KULMIYE Xasan Siciid Yuusuf

Somaliladtoday/Hargeysa/Office