DAAWO: Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Digniin U Dirtay Maayaradda Iyo Guddoomiyeyaasha Gobolada Oo Ku Hawlan Ololaha Gaarka Ah

(SLT-Hargeysa)-Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha ee xidhiidhka gobolada iyo degmooyinka oo digniin u diray maayaradda iyo guddoomiyeyaasha gobolada ee ku hawlan oloha siyaasadda