DAAWO: Warbaahinta Caalamka Oo Soo Bandhigtay Khatarta Kooxda Xuutiyiinta Yemen Ku Hayaan Somaliland.

(SLT-Berbera) War-baahinta Caalamka ayaa siweyn u qaada dhigtay khatarta kooxda Xuutiyiinta Yemen ku hayaan Somaliland, arrintaas oo ka dhalatay Saldhig Milatari oo xulufada Sacuudigu ka dhisan la hayeen magaalada Berbera. Hoos ka DAAWO.