DAAWO: Waftigii Gurmadka Abaaraha Ee Uu Hoggaaminayay Madaxwayne Ku-xigeen Oo Ku Soo Guryo Noqday Boorama Kana Warbixiyay Baaxada Abaarta.

(SLT-Boorama)-Waftigii balaadhana ee uu hogaaminayay madaxwayne ku xigeenka Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici”Ayaa kusoo kusoo guryo noqday magaalada borama ee xarunta gobolka awdal.

Waxaana ay ka warameen waftigani waxyaalihii iyo marxaladihii adkaa ee ay soo arkeen intii ay ku guda jireen socdaalkooduu ay gurmadka ku gaadhsiinayeen dadka ay abaaruhu ku saameeyeen deegaanada gobolka awdal.

Somalilandtoday/Hargeysa/Office