DAAWO: Wafti Ka Socda Dalka Jabuuti Oo Safar Ku Yimi Somaliland Iyo Nuxurka Kulan Ay La Qaateen Madaxweynaha Cusub.

(SLT-Hargeysa)-Wafti ka socday dawlada Jabuuti ayaa soo gaadhay magaalada Hargeysa,waxaana qaabilay oo kulan la qaatay madaxwaynaha dhawaan xilka la wareegaya Muuse Biixi Cabdi iyo ku xigeenkiisa Cabdiraxmaan Saylici, halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warka

Somalilandtoday/Hargeysa/Office