DAAWO: WADDANI Oo Dalka Ku Soo Dhaweeyay Sarakiil Xisbiga Ka Tirsan Oo Doorashada U Yimi.

(SLT-Hargaysa) Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa Dalka ku soo dhaweeyay sarakiil ka tirsan Xisbiga oo ka yimi Dalka dibadiisa una inay doorashada ka qayb qaataan. Hoos ka DAAWO.