DAAWO: Wacdarihii Shalay Ka Dhacay Degmada Qoryaale Iyo Cabdiraxmaan Cirro Oo Dhoola Cadeeyay Markii Ay U Hagar Baxeen Bulshada Degaankaasi

(SLT-Burco) Shacbiga degaanka Degmada Qoryaale ee Gobolka Togdheer ayaa soo dhawayn aan nooceeda hore loo arag waxay ku qabileen waftiga uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha WADDANI . Warbixin koobsanaysa Muqaalkaas hoos ka DAAWO.