Daawo Video:-Shilkii Baabuur Ee Ka Dhacay Magaalada Burco Sababayna Dhimasho Iyo Dhaawac

(SLT:Burco)Inta La Ogyahay Hal Qof Ayaa Ku Dhintay lix Kalena Way Ku Dhaawacmeen Shilal Babuur Oo Ka Dhacay Duleedka Bari Ee Burco Iyo Gudaha Magaalada Burco.

Shilalkan oo ay Sababay Ilaa Shan Gaadhi Inay Dhacaan Ayaa Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Videogii Iyo Sidii Shilkii U Dhacay Daawasho Wacan