DAAWO: Ugaaska Guud Ee Beesha Arab Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyay.

(SLT-Hargaysa) Ugaaska guud ee Beesha Arab, oo dalka ku soo laabtay ayaa lagu soo dhaweeyay Garoonka diyaaraha ee Magaalada Hargaysa. Ugaaska oo ka hadlaaya safarkiisa iyo soo guryo noqoshada waddanka una mahad celinayaa dadkii soo dhaweeyay Hoos Ka DAAWO.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office.

contact@somalilandtoday.com