Safiirka Waddamada Somaliland Iyo Soomaaliya U Qaabilsan Dalka Talyaaniga Oo Soo Gaadhay Hargeysa.

(SLT-Hargaysa)Safiirka Somaliland iyo somaliya u  qaabilsan dalka talayaaniga  ayaa  manta  booqasho kusoo gaadhay  casimadda  dalka ee Hargaysa. Shirar uu layeelan doono Masuuliyiinta Qaran iyo U Jeedadda Socdaalkiisa.

Muqaalka Halkan Hoose Ka Daawo.

Somalilandtoday/Hargeysa/Office

Contact@somalilandtoday.com