DAAWO: Tobonka Masaajid Ee Adduunka Ugu Weyn.

(SLT-Hargaysa) Masaajidyada lagu cibaadaysto ee ku yaala adduunka dacaladiisa, ayaa ah kuwo noocyo kala duwan u dhisan una kala weyn. 10-ka Masaajid ee ugu weyn adduunka barnaamij lagu soo koobay Hoos Ka DAAWO.