Telefiishanka HCTV Oo War-bixin Tifaftiran Ka Diyaariyey Shirkii Maalgashiga Somaliland Ee London

(SLT-London) – Telefeeshinka gaarka loo leeyahay ee HCTV, oo xarun ku leh magaaladda London, ayaa noqday Tv-gii ugu wanaagsanaa xagga wararkii Telefeeshinadu ka diyaariyeen shirka London, wariyaasha Cabdixaafid Cawil Ismaciil iyo Maxamed Tiriik oo ka tirsan Xafiiska London, ayaa iyagu warkan oo noqday kii ugu farshaxan sanaa xagga Telefeeshinada ka diyaariyay Shirkii London ee lagaga hadlaayay Maalgashida Jamhuuriyadda Somaliland.

HCTV

Shirkaas oo kulmiyay Ganacsato badan oo heer caalami ah kana kala socday waddamada adduunka iyo gudaha Somaliland, iyo masuuliyiin ka socday dawladaha Ingiriiska iyo Somaliland, qaabkii uu u qabsoomay Hoos Ka Daawo.