DAAWO: Taliyayaasha Ciidamada Qalabka Sida Oo Ku Hanjabay Inay Gacan Bir Ah Ku Qabanayaan Ciddii Amniga Wax Yeesha.

(SLT-Hargeysa)-Taliyayaasha kal duwan ee ciidamada qalabka sida ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka hadlay shaqaaqooyinkii ka dhacay Burco iyo Hargeysa. waxaanay wacad ku mareen inay gacan bir ah ku qaban doonaan kuwa isku daya inay rabshado abuuraan. Hoos ka DAAWO