DAAWO: Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Rabshado Maanta Ka Dhacay Hargeysa

(SLT-Hargeysa)-Taliska ciidanka Booliska Somaliland ayaa ka hadlay rabshado ay maanta sameeyeen ardaydii dhacay imtixaankii shahaadiga ahaa oo maanta lagu dhawaaqay natiijadoodii.

Somalilandtoday/Hargeysa/Office