DAAWO: “Taliayaha Ciidamadda Madaxtooyadu Cunfigii Ololihii Doorashada Ayaa Wali Haya”Xildhibaan Dheeg

(SLT-Hargaysa) Xildhibaan Dheeg oo ka tirsan Golaha Guurtida ayaa Sheegay In aan Taliyaha ilaalada Madaxtooyadu la shaqayn karin Madaxweyne Muuse Biixi . Hoos ka DAAWO isagoo umuurtaas Uga waramay TV-ga Eryal Wariye Badri Koosaar.