DAAWO: Suldaanka Guud Ee Gobolka Awdal Oo Ugu Baaqay Puntland Inay Gardara Somaliland Ka Dayso

(SLT-Boorame) Suldaanka guud ee Gobolada Awdal iyo Salal ayaa ugu baaqay Puntland inay joojiyaan gardarada Somaliland ay ku soo qaadaan. Hoos ka DAAWO  hadalkii Suldaanka.