DAAWO: Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Sheegay In Wasiir Cali Mareexaan Xabaalo Xaraashay+Madaxweynaha Oo Uu Ugu Baaqay Inuu Talaabo Ka Qaado

(SLT-Hargaysa) Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa sheegay inuu xabaal iibiyay Wasiirka Hawlaha Guud Cali Xasan Mareexaan. Isagoo ugu baaqay Madaxweyne Siilaanyo inuu talaabo ka qaado. Hoos ka DAAWO.