DAAWO “Ninka Habaryoonis Ee Gadhweyn Ee Ceerigaabo Jooga Waxa Iga Xiga Ninka Rer Isaaqa Ogaadeen Ee Awaare Aanu Wada Degno”Faysal Cali Waraabe

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in aanu dhici doonin shirka beelaha Garxajis ee ay dhawaan iclaamiyeen madax-dhaqameedka beeshaasi, waxaanu weerar afka ah ku qaaday Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa

Somalilandtoday/Hargeysa/Office