DAAWO: “Subeer Awalnimada Waxa Ka Weyn Somaliland Nimada, Mar Hadaanan Helayn Siyaasi Cigaal Oo Kale Ah Fasax Ayaad Naga Tihiin”Xamarji

(SLT-Qoryaale) Badhasaabkii Hore ee Gobolada Togdheer iyo Maroodi Jeex Axmed Xaji Cumar Cabdillaahi (Xamarji) oo hadana kamid ah masuuliyiinta Xisbiga WADDANI ayaa sheegay in Somaliland nimadu ka weyntahay Subeer Awalnimada. Sidana wuxuu ka sheegay maruu la hadlaayay shacbiga degaanka Degmada Qoryaale. Hoos ka DAAWO .