DAAWO: “Somaliland Way Baratay Xisbiga KULMIYE Wuxuu Yahay Maanta…”Murashaxa Madaxweynaha WADDANI Oo Khudbad U Jeediyay Xildhibaano Iyo Tageerayaal Miisaan Leh Oo Ku Soo Biiray.

(SLT-Hargaysa) Murashaxa Xisbiga WADDANI Mud. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa wuxuu u jeediyay boqolaal ruux iyo Xildhibaano ku soo biiray Xisbiga WADDANI. Hoos ka DAAWO.