DAAWO: “Somaliland Waa Loo Simanyahay Cid Gaar Ahi Ma Leh, Mida Kale Beelaha Galbeedka Burco Waynu Isugu Tagnay Oo La Dagaalanay Maanta Waa Inaynu Magtoodi Siina”Ex. Wasiir Cabdillaahi Cirro

(SLT-Burco) Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Somaliland Cabdillaahi Cirro ayaa sheegay in Somaliland la wada leeyahay oo aanay cid gooni ahi lahayn. Sidaana wuxuu ka sheegay hadhimo sharafeed ka dhacday magaalada Burco. Hoos ka DAAWO .