DAAWO: Somaliland Oo Kubad Kaga Badisay Nigeria Iyo Kenya

(SLT-London) – Xulka Somaliland uga qayb-galaya koobka kubadda Cagta ee xulalka Qaaradda Afrika ee Qurba-joogga ah ayaa guul ka soo hooyay labadii Ciyaarood ee ugu horeeyay guul ka soo hoysay, ka dib markii ay hal iyo eber kaga badisay xulka Nigeria.

 Somaliland

Xulka Somliland ayaa hal iyo eber kaga badiyey xulka Kenya uga qayb-galaya tartanka koobka Xulalka Qaaradda Afrika ee Ingiriiska ku dhaqan.