DAAWO: “Hadduu Cudurka EBOLA Innagu Qarxo, Waa Halis” Taliyaha Socdaalka Somaliland

(SLT-Hargeysa) – Laanta socdaalka Somaliland, ayaa sheegtay inay heegan kaga jirto inaan cudurka halista ah ee EBOLA aanu u soo gudbin Somaliland, sida uu sheegay Taliye Maxamed Cambaro.

Cambaro

Taliyaha ayaa sidaa sheegay mar uu maanta saxaafadda kula hadlayey Magaalada Hargeysa

Somalilandtoday.com/Hargeysa Office

Contact@Somalilandtoday.com