DAAWO: “Somaliland Haweenkeedu Dugsi Kaliya Ayay Lahaayeen Dugsigiina Marwada Qaranka Ayaa Hudheel Ka Dhigatay” Xildhibbaan Baar Siciid Oo Iska Difaacday Eedaymo Ugu Yimid Marwo Aamina Waris

Hargeysa (Somalilandtoday)-Xildhibbaan Baar Siciid oo ah haweenayda kaliya ee ku jirta golaha wakiillada Somaliland ayaa si adag uga jawaabtay eedaymo uga yimad Marwada kowaad ee qaranka Marwo Aamina Xaaji Maxamuud Jirde oo ku eedaysay inay Xildhibbaan Baar Siciid ka soo horjeeda kootada haweenka Somaliland.

Xildhibbaan Baar Siciid ayaa sidoo kale eedaymo kala duwan u soo jeedisay Marwada kowaad ee qaranka Marwo Aamina Xaaji Maxamuud Jirde, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa

Somalilandtoday/Hargeysa/Office