DAAWO: Siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga oo Ka Hadlay Saldhiga Imaaraadka Berbera, Xayiraadda Dhulka Raasiga iyo Xaaladda Gobolka Sool

(SLT-Hargeysa)-Siyaasiyiinta madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka Somaliland, ayaa ka hadlay saldhiga imaaraadka ee Berbera, xayiraadda dhulka raasiga Berbera iyo xaaladda gobolka Sool.