DAAWO: Siyaasiyiinta Iyo Madaxda Dhaqanka Beesha Subeer Awal Oo Shir Burco Ka Dhacay Ugu Baaqay Beesha Habarjeclo Inay Fasax U Yihiin Ciday U Codaynayaan

(SLT-Burco) Siyaasiyiinta waa weyn iyo madaxda dhaqanka Beesha Subeer Awal ayaa marti qaad hadhimo sharafeed ah waxay u sameyeen in ka badan 100-Ruux oo isugu jira Siyaasiyiin iyo madaxda dhaqanka oo ka soo jeeda beelaha Habarjeclo, iyagoo u sheegay inay qaranimo wax ku doortaan oo aanay qabiil wax ku dooran, fasaxna ay u yihiin ciday dooranayaan. Hoos ka DAAWO .