DAAWO: Siyaasiga Miisaanka Culus Ee Cabdirsaaq Khaliif Oo Ku Dhawaaqay In Lala Xisaabtami Doono Shakhsiyaadka Sida Qaldan U Adeegsanaaya Awoodi Dawladeed

(SLT-Hargaysa) Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud hadana ka ah Xoghayaha Maaliyada iyo hoggaanka sare ee Xisbiga WADDANI Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa sheegay in lala xisaabtami doono shakhsiyaadka sida khaldan u adeegsanaaya awoodi dawladeed. Sidaana wuxuu ka sheegay munaasibad ballaadhan oo Xisbiga WADDANI ku soo dhaweynaayay xildhibaano iyo tageerayaal ku soo biiray . Hoos ka DAAWO .