DAAWO: Siyaasiga Abiib Timacadde Oo Dhaliilay Siyaasadda Qabyaladaysan Ee Xisbiga KULMIYE, Tageerada Shacbiga Togdheerna Ku Tilmaamay Guushi WADDANI

(SLT-Burco) Siyaasiga caanka ah ee Abiib Diiriye Nuur Ayaa ka Hadkay Soo dhawayntii Rer Burco Ku qabileen Murashaxa Xisbga WADDANI Iyo waftigii uu hoggaaminaayay Iyo tageerada Somaliland oo dhan uu Xisbiga WADDANI Ka hantiyay. Hoos Ka DAAWO .