DAAWO: Siyaasi Bashiir Cabdi Xariir Oo Si Mugweyn Uga Hadlay Kala Duwanaanshaha KULMIYE Iyo WADDANI.

(SLT-Hargaysa) Wasiir ku-xigeenkii hore ganacsiga Somaliland Bashiir Cabdi Xariir ayaa si mugweyn uga hadlay kala duwanaan shaaha labada Xisbi ee KULMIYE iyo WADDANI. Hoos ka DAAWO .