DAAWO: Siyaasi Abiib Timacadde Oo Bulshada Somaliland Ugu Baaqay Haddii Ay Nabad Doonayaan Inay Doortaan Cabdiraxmaan Cirro Haddii Ay Colaad Rabaana Muuse Biixi

(SLT-Ceel-afweyn) Siyaasiga Abiib Diiriye Nuur (Timacadde) ayaa ugu baaqay bulshada Somaliland haddii ay nabad doonayaan inay codkooda siiyaan murashaxa Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Cirro, haddii ay colaad rabaana Muuse Biixi oo ah Murashaxa Xisbiga KULMIYE. Hoos ka DAAWO.