Sidee Weftigii Madaxweynaha Somaliland Loogu Soo Dhaweeyay London, Yaasi Ka Qayb-galay ? + DAAWO Muuqaal

(SLT-Hargeysa) – Madaxweynaha Somaliland, Md. Axmed Siilaanyo iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa maanta gaadhay Caasimadda dalka Ingiriiska ee London, waxaana halkaas ku soo dhaweeyay masuuliyiinta safaaradda Somaliland ee UK iyo dadweyne kale.

SONY DSC

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis ayaa saxaafadda u faahfaahiyey ujeeddada safarkooda.

 

 

Somalilandtoday.com/Hargeysa Office

Contact@Somalilandtoday.com