DAAWO: Sidda Bulshada Reer Burco Ugu Dareereen Codbixinta Doorashada Madaxtooyadda Oo Si Habsami Ah Uga Socota Gobolka Togdheer

(SLT-Burco)-Magalada Burco iyo gud ahaanba gobolka Togdheer waxa saaka si wanagsan uga billaabmatay codaynta doorashada Madaxtooyada Somaliland oo ay ku tartamayaan saddaxda xisbi ee UCID ,KULMIYE Iyo WADDANI, codbixiyaasha saddaxda xisbi ayaa gabi ahaanba albabaada u soo laabay goobahooda ganacsi, shaqooyinkood iyaga oo qarkoodna ay xalay u dhaxeen goobaha komishanku u asteeayay in laga dhiibto cobixinta.

Somalilandtoday/Hargeysa/Office