DAAWO: “Shirkii Beesha Biciide KULMIYE Waa Lagaga Xogroonaaday”Afhayeenka Xasan Gaafaadhi

(SLT-Dagaar) Afhayeenka Xisbiga KULMIYE Xasan Maxamed Gaafaadhi ayaa qiray in Xisbiga KULMIYE lagaga awood roonaaday Shirkii Beesha Biciide Yoonis ee lagu soo gebo gabeeyay degaanka dooxada Dagaar. Isagoo arrintaas ka hadlaayay Hoos ka DAAWO .