DAAWO: Sheekhul Baladka Hargaysa Aadan Siiro Oo Ka Hadlay Dadkii Lagu Laayay Magaalada Haawaday

(SLT-Hargaysa) Sheekhal baladka Hargaysa Sheekh Aadan Xaji Maxamuud Xiiray (Aadan Siiro)  ayaa ka hadlay dadkii Soomaalida aha ee lagu laayay magaalada Haawaday ee Dalka Itoobiya. Hoos ka DAAWO .