DAAWO: Sheekh Berberaawi Oo Kamid Ah Culimada Waa Weyn Ee Dalka Oo Ka Hadlay Khilaafka Xisbiga KULMIYE

(SLT-Hargaysa) Sheekh Cabdillaahi Xasan Xaashi (Sheekh Berberaawi) oo kamid ah Culimada waa weyn ee dalka ayaa ka hadlay khilaafka Siyaasadeed ee dalka, Sheekha oo khudbad dheer arrimahaas kaga hadlay Hoos Ka DAAWO.

Berberaawi-735x400

Somalilandtoday/Hargaysa/Office.