DAAWO: Sheekh Aaden Siiro Oo Su’aal Galiyey Sababaha Loo Ictiraafi La’yahay Somaliland

(SLT-Hargeysa) – Sheekh Aaden Xaaji Maxamuud Xiirey (Aaden Siiro), ayaa ka hadlay sababaha loo ictiraafi la’yahay Somaliland.

Sheekh Aaden Siiro

Sheekh Aaden Siiro, ayaa arrimahaa iyo kuwo kale kaga hadlay khudbaddii Jimcaha ee Maanta