DAAWO: Sheekh Aadan Siiro Oo Xukuumadda Muuse Biixi Muxaadiro Ugu Sharxay Hanaanka Cadaalada Iyo Sinaanta Bulshada Loo Xukumo

(SLT-Hargaysa) Sheekh Aadan Xaji Maxamuud (Xiiray) oo kamid ah culimada waa weyn ee Somaliland ayaa Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi u soo jeediyay talooyin muhiim ah. Hoos ka DAAWO.