DAAWO: Shacabka Degmada Xudun Oo Soo Dhaweyn Dhoolatus Ah Ku Qaabilay Murrashax Cabdiraxmaan Cirro.

(SLT-Xudun)-Shacabka ku nool magaalada Xudun oo ka tirsan gobalka Sool ayaa waxaa ay maanta soo dhaweyn u muuqata in ay mid dhoolatus ah ay maanta ku qaabileen musharaxa madaxweyne ee xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Cirro, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka soo dhawaynta

Somalilandtoday/Hargeysa/Office