DAAWO Muqaal: Saylici Oo Difaacay Musharaxnimada Madaxwaynaha Somaliland Iyo Ku Xigeennimadiisa

(SLT-Hargeysa) – Madaxwayne ku xigeenka Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Saylici ayaa sheegay in doorashada soo socota isaga iyo Madaxweynuhuna Musharixiin yihiin.

Saylici

Saylici, ayaa sidaasi ka sheegay Munaasibad maanta lagu qabtay Magaalada Hargeysa.